Garsoorka Kubada Cagta Jubbaland oo ku jira Diyaar garoow ku aadan Furitaanka  Horyaalka Heerka 1-aad ee Jubbaland

0
178

Kismaayo(Waamo Radio)-Garsoorayaasha xiriirka kubada cagta Jubbaland ayaa ku guda jira tababaro iyo diyaar garoow xoogan oo ku aadan furitaanka ciyaaraha horyaalka heerka 1-aad ee Jubbaland ee sanadkan 2022.

Hamdi Mahamed Yaasiin :- ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.