Barakacayaasha Ku nool Deegaanka Istanbuul oo Codsaday in Xarun Caafimaad Loo Hirgaliyo

0
169

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Istanbuul oo kamid ah deegaanada dhaca duleedka Magaalada Kismaayo oo ay ku nool yihiin Boqolaal qoys oo Barakacayaal ah ayaa wajahaya Xaalado nolal oo dhanka Caafimaadka ah .

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.