Dadka Kunool Kaamka Bu`aale oo codsadey in Xarun Caafimaad Loo Hirgaliyo

0
22
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kaamka Buu’aale waxaa Ku nool dad tabar daran oo ubaahan in la caawiyo waxayna Warbaahinta Waamo u sheegeen in aysan heysanin  adeegyada Caafimaadka marka laga reebo  goobo farmashi oo gaar loo leeyahay oo halkaasi ku taalo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.