Kooxda Chelsea oo La Wareegtay Xiddiga Kalidou Koulibaly

0
129

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Kooxda Chelsea ayaa xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga daafaca ka ciyaara ee Kalidou Koulibaly kaas oo ay kala soo wareegtay kooxda Napoli.

Kalidou Koulibaly Ayaa noqday saxiixii 2-aad ee ay samaysay kooxda Thomas Tuchel isaga oo kooxda ugu soo biiray heshiis 4 sano ah oo uu ku joogi doono Stamford Bridge.

Kabtanka Xulka Senegal Koulibaly ayaa kooxda chelsea ku soo biiray kadib sanado badan oo uu joogay kooxda Napoli una ciyaaray kulamo badan oo muhiim ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.