Beerka Amuusmanti ee Magaalada Kismaayo oo qalab cusub lagu soo Kordhiyey 

0
113

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Amuusmanti baag oo ah goob dalxiis dhawaan laga hirgaliyay Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa lagu soo kordhiyey qalab cusub oo ay maalmaha ay dadku firaaqada yihiin sida khamiista iyo jimcaha u dalxiis tagaan dadka reer Kismaayo.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.