Madaxweynaha Jubbaland oo Kulan La qaatay Safiirka Dowlada Ingiriiska ee Soomaaliya

0
178
Kismaayo(Waamo Radio)-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa aqalka martida ee Jubaland ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster oo booqasho ku timid Magaalada Kismaayo, kulanka ayaa loogu hadlay taageerada Ingiriiska ee dhinacyada kala duwan gaar ahaan sidii xal waara loogu heli lahaa musiibooyinka Abaaraha ee soo noqnoqda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.