Kooxda Man City oo Heshiis Kale Ka Saxiixatay Rodri

0
317

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kooxda Man City ayaa shaacisay in ay heshiis cusub ka saxiixatay xiddiga khadka dhexe ee Rodri kaas oo qalinka ku duugay heshiis cusub oo uu ku joogi doono kooxda.

Man City ayaa xaqiijisay in uu Rodri qalinka ku duugay heshiis uu ku joogid oono kooxda Man City ilaa xagaaga 2027.Image

Xiddiga Rodri aya ka mid ahaa xiddigaha ugu muhiimsan kooxda Man City tan ilaa markii uu ku soo biiray kooxda isaga oo door weyn ka ciyaaray kooxda Pep Guardiola.

Xiddiga khadka dhexe ayaa mustaqbalkiisa u hibeeyay kooxda ku ciyaarta Etihad isaga oo sii joogi doona kooxda 5-ta sano ee soo socota.Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.