Bulshada Kismaayo oo maalmaha Ciidda u dalxiis tago deegaanada dhaca Waqooyiga iyo Galbeedka Kismaayo

0
173

Kismaayo(Waamo Radio)-Iyadoo lagu guda jiro maalmaha Ciidda ayaa waxaa dadka reer kismaayo ay badankood u damaashaad tagaan deeganada kismaayo ka baxsan,sida Goobweyn,Qaam-Qaam,Qandal,yoontoy iyo Deegaano kale oo ay u aadaan in ay farxadda Ciida ku soo qaataan.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.