Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Jubbaland oo deeq lacag ah gaarsiiyay qaar kamid ah waalidiinta ay caruurta ka leysay cudurka jadeecada iyo nafaqo darada

0
182

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmad ayaa Booqasho iyo is xaal waraysi ugu tagey qaar ka mid ah waalidiinta ay caruurta ka leysay cudurka Jadeecada iyo nafaqo darada.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.