Maamulka Isbitaalka Daryeel oo soo dhaweeyey dhaqaatiir cusub oo ka howl-gali doono Isbitaalka

0
223
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka daryeel oo kamid ah isbitaalada gaar loo leeyahay ee ku yaallo magaalada kismaayo ee xarunta ku
meel gaarka ee dowlad goboleedka Jubbaland.
Hadaba maamulka Isbitaalada Daryeel oo soo dhaweeyey dhaqaatiir kala ah Dr Axmed Cabdiladiif Sheekh Mustaf oo ku taqasusay xanuunada neerfaha iyo dr Mursal CabdulahiNuur oo isna ku taqasusay xanuunada maqaarka iyo timaha cidiyaha dhaqaatiirtan ayaa inta ay joogaan waxa ay ka howlgali doonaan Isbitaalka Daryeel ee magaalada kismaayo.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.