Roobab ka da’ay magaalada Kismaayo oo saameeyn ku yeeshey isku socodka Gaadiidka ee deegaanada hoos yimaada magaalada

0
140
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo saacadihii la soo dhaafay ay magaalada Kismaayo ka da’ayeen Roobab ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada,ayaa hadana waxaa ay saameeyn ku yeesheen isku socodka Gaadiid ee magaalada Kismaayo iyo deegaanada hoos yimaado.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.