Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiista Jubbaland oo ka warbixisay faa`iidada ay leedahay dhirta

0
202
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhirta Marka laga hadlayo Waxay mas’uul ka tahay dayactirka dalagyada iyo keymaha. Dhirta sidoo kale hadafkeedu ugu weyn yahay waa dhowrista deegaanka dabiiciga iyadoo kor loogu qaadayo tayada deegaanka iyo soo saarista daaqa xoolaha.
wasaaradda deegaanka iyo dalkiisa Jubbaland ayaa waayadii dambe wadey dhir beeris ay ku sameyneyso meelo badan oo kamid ah deegaanada Jubbaland si deegaanka looga dareemo daganaan iyo in laga baxo dabeylaha soo laablaabtay maadaama deegaanada Jubbaland laga jaray dhir badan.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.