Hay’adda Zam Zam Foundion oo deeq raashiin ah gaarsiisay Qoysas danyar ah

0
122
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deeq raashiin oo isgu jirtay Bur,Bariis,sonkor iyo  saliid ayay maanta Hay’adda ZamZam Foundion waxaa ay gaarsiisay Kun iyo shan boqol  oo Qoys oo ka mdi ah dadka ay abaaraha Saameyeen ee ku nool deegaanka Lugloow ee duleedka Kismaayo.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.