Haweenka Iskaashato Kalluumeysato ah oo furtay Goup ay Ku mideeysan yihiin

0
154

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magaalada kismaayo waxaa ka shaqeeyo Haween badan oo Ganacsado Kalluunka noocyadiisa kala duwan kuwaa oo ku iibiyo suuqyada ku yaalo magaalada kismaayo, qaar ka mid ah Haweenkaasi ayaa furtay iskaashato ay ku mideeysan yihiin oo la magac baxay Hibo Fish Group, kuwaas oo ah Haween iskaashato oo hoostaga wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee dowlad goboleedka Jubbaland.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.