Maamulka Jubada hoose oo ka hadlay baahiyo ka taagan Baarsanguuni

0
109

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Baarsanguuni waa mid ka mid deegaanada dhaca waqooyiga magaalada kismaayo ee xarunta ku meel gaarka dowlad goboleedka Jubbaland Gudoomiyaha gobalka jubada hoose oo u kuuro galayo xaaladda ay ku suganyihiin bulshada ku nool deegaanka baarsanguuni ayaa wuxuu Wasaaradaha ka howlgalo Jubbaland ugu baaqay in adeegyada aasaasiga ah gaarsiiyaan dadka ku nool deegaanka baarsanguuni oo baahi weyn u qabo.

Iidle Aadan Dagen ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.