Gudiga dhismaha masjidka Rowda ee Kismaayo oo codsaday in laga qayb qaato dhismaha masjidka

0
146
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Masjidka Rowda oo loo garan og yahay masjidka Baajuunta waa mid kamid ah masaajidii ku taala xaafada calanleey ee magaalada kismaayo waxaana uu dhisnaa muddo lagu qiyaasay 90 sano.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.