Meydadka dad tahriibayaal ahaa oo laga soo saaray xeebaha Tunisia

0
45

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ciidamada ilaalada xeebaha Tunisia ayaa sheegay in ay soo saareen meydadka afar qof oo tahriibayaal ah kadib markii doonidii ay la socdeen ay kula degtay xeebaha magaalada Sfax.

Bilihii la soo dhaafay dad badan oo tahriibayaal ah ayaa ku qaraqmay badda iyagoo isku dayay inay Yurub ku gaaraan doonyo yar yar oo ka yimid Tunisia iyo Libya.

Qaar badan ayaa ka cararaya colaadaha iyo faqriga Afrika iyo Bariga Dhexe ka jira .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.