Madaxwayne ku xigeenka labaad ee dowlad goboledka Jubbaland oo maanta Kismaayo ka daah-furay imtaxaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad ee dugsiga sare

0
157

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Guud ahaan Soomaaliya waxaa maanta loo fariistay imtaxaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiga sare kaas oo ay qaado Wasaaradda wax barashada hidaha iyo tacliinta sare ee dowlada fedaraalka Soomaliya .

Deegaanada Jubbaland ayaa qayb ka ah goobaha looga fariistay imtaxaanka fasalka 12-aad ee dugsiga sare.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.