Qaaar ka mid Bulshada Deegaanka Baarsanguuni oo ka codsaday Dowladda iyo Hay’adaha in laga caawiya adeegyada asaasiga u ah nolasha

0
153
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Baarsuguuni  ee dhac dhinac waqooyi ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka taagan baahi dhanac adeegyada asaasiga u nolasha.
Bulshada ku nool deegaanka ayaa waxay intooda badan yihiin kuwa Beerala ah ,waxayna la la xanuunsan yihiin  cudurada sida Malariyada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.