Wasiir ku xigeenka Gargaarka iyo Maareeynta Jubbland oo xafiiskiisa u qaabilay Madaxa WFP u qaabilsan Kismaayo

0
14

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka maareynta iyo musiibooyinka Jubbland Faarax Mukhtaar Daa`uud ayaa xafiiskiisa u qaabilay Madax ka socotay Hay`adda Cunada aduunka ee WFP u qaabilsan magaalada Kismaayo.

Ujeedka kulanka Wasiir ku xigeenka wasaarada Gargaarka Jubbaland iyo Madaxa Hay`adda WFP ee Magalada Kismaayo ayaa ahaa is xog wareysi iyo is barasho Madaxa cusub ee Hay`adda WFP ee Magaalada Kismaayo.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.