Haweenka leh hal-abuurka Ganacsi oo ku soo badanaya magaalada Kismaayo

0
136

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dumarka Soomaliyeed Sodonkii sano ee uu dalkeenu burbursanaa waxaa ay ahaayeen ku door muhiim ah ka qaatay sama-bixinta bulshada Soomaliyeed ee uu bur burku saameeyay ‘waxaa ayna inta badan  ay la yimaadeen hal abuur iyo fikrado ganacsi ku waas oo  wax wayn  ka badaleen nolosha qoysaskooda .

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.