Maamulka Gobolka Jubbada Hoose oo xariga ka jaray xarunta maamulka deegaanka Baar-sanguuni

0
9
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mas’uuliiin uu horkacayo gudomiyaha Gobolka Jubbada hoose ayaa waxay gaareen deegaanka Baarka waxiyn  xariga ka jareen xarunta maamulka deegaanka iyo  xarun waxbarsho ah.
Bulshada deegaanka ayaa baahi  weyn  u qabaan in loo hirgaliyay xarumo loogu adeego deegaanka ,qaar ka mid ah bulshada deegaanka ayaa waxay ka hadlayeen sida uu deegaanka ugu baahnaa  xarumaha cusub ee xariga laga jaray.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.