Gudoomiyaha Deegaanka Istanbuul oo ka war bixiyay baahiyaha dhanka Caafimaadka ah ee deegaanka ka jira

0
13

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Istanbuul oo dhanka waqooyi Ka xiga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa ka jira xaalado beni’aadanimo oo wax ka qabasho u baahan.

Caqabadaha xiligaan ka jira deegaanka istanbuul ayaa waxaa ka mid ah xaalado caafimaad daro maadaama deegaanku uu san lahayn goob caafimaad oo shaqaynaysa,taas oo ay dadka bukaanka ah kula tacaalan xaaladooda caafimaad waxaana dadka daryeelka caafimaad u baahan ay daawo u soo raad sadaan Degmada Kismaayo oo Istanbuul ay Masaafo isku jiraan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.