Guddiga dhismaha Masjidka Jaamicul Kabiir oo ka warbixiyay xaalada masaajidka iyo halka uu marayo

0
48

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Masjidka Jaamicul Kabiir ayaa ku yaallo xaafada farjano gaar ahaan waaxda siinaay ee magaalada kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ee dowlad goboleedka Jubaland.

Masjidka ayaa waxaa gacanta ku hayo dhismihiisa gudi uu hogaaminaayo sheekh cali nuur waxaana dhismaha masjidkan uu socdaa mudo sanad ku dhow iaydoona dadka kunool halka uu ku yaalo masjidkaas ay baahi weyn u qabaan maadaama ay masaajida waaweyn ee ku yaryihiin halka uu ku yaalo.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.