Wasaaradda qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga Jubbaland oo kulan la qaatay madax ka socotay hay`adda Chif oo ka mid ah Hay`adaha ka howlaga Jubbaland

0
156
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga Jubbaland ayaa waxay  kulan la qaatay madax ka socotay hay`adda Chif oo ka mid ah Hay`adaha ka howlaga Jubbaland.
Kulanka ayaa waxaa loga hadlay mushruuc la doonayo in laga hirgaliyo  magaalada Kismaayo mushruucaan ayaa waxaa ka qeybqadan doona wasaradda   dhalinyrada Ciyaaraha Jubbaland iyo  haweenka Jubbaland Iyo wasaradda Arimaha guda Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.