Muruq-maalka Dhagax jibinta Kismaayo oo ka waramay caqabadaha ay kala kulmaan shaqadooda

0
11

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kaawada Dhagax jabinta ee duleedka magaalada Kismaayo oo laga soo guro dhagaxa guryaha lagu dhisto  ayaa maalin walba waxaa u shaqa taga dad muruq maalato ah, kuwaas oo isugu jira Rag iyo Dumar .

Dadkaan ka shaqeeya  dhagax jabinta ayaa la kulma caqabado kala duwan oo ay ka mid tahay in mararka qaar uu ku soo dumo dhagaxa ay jabinayaan oo sababa dhimadho, sidaas oo ay tahayna shaqadaan kama baaqdaan oo waxaa ay ka maareeyan noloshooda.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.