Bulshada ku nool deegaanka Baar-sanguuni oo Ka hadlay baahiyaha guud ee halkaasi ka jiro

0
192

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka baarsanguuni waa mid ka mid ah deegaanada dhaca waqooyiga magaalada kismaayo waxa uu qiyaasti 50 KM ujira magaalada kismaayo.

Deegaanka Baarsanguuni waxaa ku nool dad isugu jiro Beeraley, kuwo xoolo dhaqato ah kuwaas oo noloshooda ka maareeyaa tabcashada Beeraha iyo dhaqashada xoolaha.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.