Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland oo ka war bixiyay xarun cusub oo loo dhisayo Haweenka degamada Kismaayo

0
21

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka Arimaha iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa dhawaan magaalada Kismaayo ka dhagax dhigtay xarun loo dhisi doono ururada kala duwan ee Haweenka Kismaay.

Xaruntaan oo ka koobnaan doonta qaybo kala duwan ayaa ah mid loogu tala galayn in lagu horumariyo haweenka ku nool  magaalada Kismaayo iyo nawaaxigeeda.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.