Dhalinyaro Iibiso Caday Soomaaliga oo ka waramay shaqadooda

0
212

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar badan oo Ka mid ah dadka dunidaan Ku nool ayaa siyaabo Kala duwan nolashooda u maareeyo waxaana dadka Cadeeyga iibiyo ee Ku nool Kismaayo ay Ka mid yihiin kuwo Ka qeyb qaato Caafimaadka bulsho badan oo Kismaayo Ku nool gaar ahaan Caafimaadka afka ilkaha iyo Ciridka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.