Dhalinyarada ku shaqeeysta xirfada baabuur dhaqista oo ka warbixiyay habka ay u shaqeeyaan

0
178

Kismaayo(Waamo Radio)-mudoyinkii dambe waxaa gud ahaanba dalka ka jirtay shaqo la’aan baahsan taasoo samaynku yeelatay dhalinyarda  kuna kaliftay inay qabtaan shaqooyin adag oo ay karadsadaan nolol maalmeedkooda.

sashaqada Baabuur dhaqista ayaa ah miday inta badan dhalinyaradu ka raadsadaan nolalmaalmeedkooda iyo tan Qoyskooda waa kuwan qaar ka mida dhalinyarada ku shaqaysata xirfadan oo Idaacadda Waamo uga warbixiyay  habka ay u shaqeeyaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.