Agaasmaha Isbitaalka Daryeel ee magaalada Kismaayo oo bulshada ugu baaqay in ay la socdaan xalaadda caafimaadkooda

0
181

Kismaayo(Waamo Radio)-Caafimaadka ayaa ah wax ugu muhiimsan Beni’aadanka waxaana loo baahan yahay in ay  mar kasta iska ilaaliyo wax caafimaad daridda keena.

Caafimaadku waxuu ka mid yahay waxyabaha la dhawarka u ah bulshada waxaan dhaqatiirta ay ku wacigaliyeen in la isticmaalo  daawo uu soo qoray  dhaqatarka.

Agaasimaha Isbitaalka Daryeel digtoor Cirro ayaa bulshada ugu baaqay in lagu dadaallo waxyabaha caafimaadka keeni kara.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.