Shirkadaha sameeya Agabyada Al-muuniyamka oo ku soo kordhaya Kismaayo

0
43

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Xarunta Bilan Moodareem ee magaalada Kismaayo waa xarun lagu sameeyo agabka casriga Al-muuniyaam ee loo isticmaalo hagaajinta Daaqadaha iyo Albaabada Gurryaha ee muraayadaha ah , qalabka  xaafiisyada iyo agabyada kale oo Guryaha lagu qurxiyo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.