Haweenka ka shaqeeya Jayga guryaha lagu dhiso  oo ka warbixiyay shaqada ay qabtaan iyo caqabadaha ay  kala kulmaan.

0
279

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wixii ka danbeeyay bur burkii dalka ka dhacay  sodon sano ka hor haween soomaaliyeed waxaa ay noqdeen kuwo u dub dhaxaad u ah bulshada una istaagay ka qayb qaadashada samata bixinta umada soomaliyed ee ay colaadaha sokeeye ku habsadeen .

inta badan nolosha qoysaska soomaaliyed waxaa ay ku tiirsantahay haween oo ah ku miciin biday in ay ka shaqeeyaan shaqo walba oo ay isleeyihiin waxaa aad ka maareyn kartaan nolosha qoyskiina iyaga oo aan fiirin halista ay shaqooyin qaar kala kulmaan.

Hamdi Maxamed Yasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.