Deeq raashin ah oo la gaarsiiyay dad barakacayaal oo ku nool galbeedka magalada kismaayo

0
126

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maareynta masiibooyinka Jubbaland ayaa gaarsiiyey deeq raashiin ah oo ka timid boqortooyada sucuudiga wajiga labaad dadka abaaraha saameyeen ee ku nool galbeedka magaalada Kismaayo.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.