Guddoomiyaha Cusub ee Guddiga hirgalinta Doorashooyinka Dalka oo Kimaayo soo gaaray

0
154

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wafdiga guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federal waxaa garoonka diyaaradaha ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ku soo dhaweeyay Gudoomiyaha Guddigga Hirgalinta Doorashooyinka Dadban ee heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland mudane DR Siyaad Maxamed Mursal iyo xubno kale oo guddiga ka tirsan.

Iilde Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.