Shirka Sanadlaha ee Dhalinyarada Degmada Kismaayo oo Goobweyn lagu qabtay

0
276

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kulanka Sanadlaha ee Golaha dhalinyarada Degmada Kismaayo oo sanadkaan ka qabsoomay deegaanka loo dalxiis tago ee Goobweyn waxaa looga hadlay hormarinta Dhalinyaradda Degmada iyo Sidoo kale sidii looga gudbi lahaa Caqabadaha hor taagan Dhanlinyardda Soomaliyeed,gaar ahaan Dhalinyarada ku nool magaalada Kismaayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.