Kalluumeysatada Xeebta Ceel Caafimaad oo codsi u diray Jubbaland

0
215

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kalluumesada Xeebta Ceel Caafimaad  ee magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegeen in aysan heysan agab u sahlaya Kalluumeysiga.

Talagadaha lagu keediya Kalluunka iyo agabka lagu  jallaabsado Kalluunka ayaa ah waxyaabaha ugu muhiimsan oo ay u baahan yihiin kallumestada Xeebta Ceel Caafimaad  ee magalada Kismaayo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.