Dhalinyarada Ku nool Deegaanka Cabdalle Biroole oo Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland ka codsay garoon ay ku ciyaaraan

0
323

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada ku nool deegaanka Cabdalle Biroole ayaa inta badan jacel ciyaarta kubadda cagta taasoo ay qeyb ka tahay isdhaxgalka dhalinyrada,waxaa dhalinyarada ku yar agabka lagu ciyaara kubada  Cagta inta badan bulshada ku nool deegaanka ayaa u soo dawaasha taga galbihii garoonka,taasoo ay qeyb ka tahay sida ay bulshada u xiiseeyaan ciyaaraha.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.