Shir looga hadlayay Fayo-dhorka iyo Caafimaadka Deegaanka oo Kismaayo lagu qabtay

0
199
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowlad goboledka Jubbaland oo kaa shanaysa Wasaaradda Caafimaadka Xukuumada fedaraalka Soomaliya ayaa Maanta Magaalada Kismaayo ku qabatay shir looga hadlayay fayo-dhowrka iyo nadaafada.
Shirkaan oo saddexdii bilood ba mar la qabto ayaa waxaa  ka soo qayb-galay mas’uuliyiin ka kala socday Maamul goboledyada iyo gobalka Banaadir muhiimada shirkan ayaa ah xoojinta  fayo-dhowrka Caafimaadka deegaanka  iyo isku xirka Hay’addaha aan dowliga ahayn.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.