Qoysas danyar ah oo la gaarsiiyay deeq Raashiin ah

0
207

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kambaniga Safa Group Kismaayo ayaa maanta deeq Raashiin ah gaarsiiyay 200 oo Qoys,kana mid ah dadka ay abaaraha Saameyeen ee ku nool duleedka magaalada Kismaayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.