Dhismaha Guddiyada xallinta Khilaafaadyada ee loo dhisay Deegaanada Duleedka Kismaayo oo Door weyn ka Qaatay isku xirka Bulshada iyo Hay’adada Dowlada

0
250

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qorshaha dhismaha gudiyadaan oo bilowday dhamaadkii sandkii 2018 ayay wasaaradda arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad  Goboleedka Jubbaland waxay kaga goleedahay in lasameeyo isku xirka hay’adaha dowlada iyo bulshada ku nool tuulooyinka hoos yimaada Degmooyinka Dowlada Goboleedka Jubbaland.

Iidle adan maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.