Maamulka gobalka Jubbada Hoose oo hay’addaha samafalka ugu baaqay in ay gar gaar la gaaraan dadka ay saameysay abaartu

0
144

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deeganada Jubbaland ayaa waxaa ka jira abaar daran dadka qaar kood ayaa waxaa xoolahoodii badi ka leysay abaarta iyagoona haatan u baahan in loo fidiyo gar-gaar bina aadanimo.

Taas oo jirta awgeed ayaa gudoomiyaha Gobalka Jubbada Hoose Cabdirashiid Cabdullaahi Cali Gooni waxa uu ka hadlay xaalada adag ay ku sugan yihiin dadka ay saameysay abaaraha ka jira deeganada Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.