Qaar ka mid ah ganacsata yar-yar ee Kismaayo oo ka warbixiyey Ganacsigooda

0
259

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dharka lagu iibiyo wareetoyinka ayaa ku soo badan magaalada Kismaayo waxaana  moodaa in dadka ay door bidayaan inaye  iibisadaan dharka lagu iibiyo wareetoyinka.

Dadka ka ganacsada  ayaa ah kuwa shaqeysta iibinta dharka madaama ay yihiin dad dan yar ah oo aan laheyn awoodooda dhaqaale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.