Gudiga gurmadka abaaraha Jubbaland oo lacago gaarsiiyay dadka ay abaaraha soo barakiciyeen

0
244

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudiga culimada u xil saaran arimaha abaaraha Jubbaland ayaa maanta si rasmi ah u saameeyay xisaab xir la xiriirta dhaqaale ururintii ay u sameeyeen dadkii ay abaaruhu saameeyen iyo waliba lacagihii ay dhawaan kala wareegeen Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland ee loogu talagalay dadkii ka soo barakacay deegaanadii ay ka dhaceen abaaraha.

Iidle Aadab Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.