Guddiga Culimada Jubbaland oo Lacag dhan  38,378 u uruuriyay dadka abaarahu saameeyeen

0
244

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudiga culimada u xil saaran arimaha abaaraha Jubbaland ayaa maanta si rasmi ah u sameeyay xisaab xir la xiriirta dhaqaale uruurintii ay u sameeyeen dadkii ay abaaruhu saameeyen iyo waliba lacagihii ay dhawaan kala wareegeen Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland ee loogu talagalay dadkii ka soo barakacay deegaanadii ay ka dhaceen abaaraha.

Rugta ganacsiga ayaa horaantii bishaan waxaa ay gudiga culimada ku wareejisay lacag gaareysa 24,700 taas oo ay kasoo aruusay shacabka reer Jubbaland, Sidoo kalena gudiga culimadda ayaa iyaguna waxaa ay sameeyeen is-xilqaan taas oo ay masaajidada iyo dadka reer jubbaland ay kaga aruuriyeen lacag gaareys ilaa 13, 678 oo doollar.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.