Wasaaradda Arimaha gudaha Jubbaland oo kulan wacyigelin ah u qabatay bulshada Kismaayo

0
276
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Jubbland ayaa waxay Kismaayo Ku qabatay kulan lagu fahamsiinaayo bulshada kor u qaadidda wacyiga bulshada ee Federaalka,waxuuna socon donaa labo maalin.
Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Ururada rayidka bulshada ,agaasimaha  guud arimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisinta Jubbland iyo qeyb kale duwan ee Bulshada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.