Hay’adda Shaafi Raabi Foundetion oo deeq gaarsiisay Wiil dhibane ah

0
225
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Shaafi Raabi Foundetion ayaa lacag dhan shan kun oo dollar gaarsiisay  Qoyska Wiil xanuunsanaya,lacagtaan ayaa billow u ah dhaqaalaha loo aruurinayo dhibane Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud oo sanka labadiisa dhinac ka faruuran.
Wiilkan ayaa waxa uu ku nool yahay magaalada Kismaayo ee gobalka Jubbada Hoose, isagoona ku dhashay xanuunkaan oo saameyn ku yeeshay Nolashiisa.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.