Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland oo booqday goobaha loo asteeyay in la dajiyo dadka ay abaaraha saameeyeen

0
249

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud iyo wafti uu hoggaaminayay ayaa kormeer ku tagay goob loo asteeyay in la dajiyo dadkii ay abaartu saameysay ee ku soo barakacay duleedka Kismaayo,kuwaasi oo xilligaan u baahan gargaar degdeg ah iyo dib u dajin ballaaran.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.