Tababar ku saabsanaa sida loogaa faa’iideysan karo Shinida oo lagu qabtay deegaanka Goobweyn

0
237
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sanadihii ugu danbeeyay waxaa qiimo sare gaaray Malabka Shinida,taasoo ka danbeeysay kadib markii uu Kordhay Isticmaalka iyo iibsiga Malabka shinida oo daawo u ah Caafimaadka guud ee Aadanaha.
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Jubbaland ay Tababar u furtay qaar ka mid ah Xoogsatada Deegaanka Goobweyn oo isugu jira Rag iyo Dumar, Tababarkan ayaana lagu baranayay sida looga faa’iideeysan karo wax soo saarka  Shinida.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.