Maamulka Iskuulka Al Madaa’in ee magaalada Kismaayo codsi u diray Jubbaland

0
378

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dugsiga hoose dhexe ee Al- Mada’in waxaa uu ka mid yahay Iskuulaadka  waxbarasho ee ku yaalla degmada Kismaayo ,kaas oo ay wax ku bartaan arday isugu jira  kuwo ka soo laabtay xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, kuwa agoonta ah  iyo kuwo ka soo jeeda Qoysaska danyarta ah ee aan awoodin kharashka waxbarashada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan oo faahfaahsan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.